Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bun

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh. 2. Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee. 3. Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.

Erayo la-mid ah

bunaaxi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld banaaxi².bunaysashold bunaysad, bunaysi.bunayso1. Bun la shiilay cunid. 2. Saliid ama subag bun lagu shiila…bunbayBir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; ka…bundadXirmo dhar ah oo ka kooban dhawr daaqadood.bundaqiijiyeMakiinadda bunka lagu shiido.bunjiXarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, bo…bunkisBaqshad. ld bungis.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms