Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bulshey

MagacLafdheeri

Macnaha

Qof dhaqan iyo anshax wanaagsan kula dhaqma bulshada uu la noolyahay.

Erayo la-mid ah

bulshannimoBulshey ahaansho.bulshee/mg2 (-sheeyay, -sheysay) 1. (f.g) Qof bulshey ka dhigid. 2.…bulsheynimoBulshey ahaansho.bulshoDad meel ku wada nool oo isku dan ah.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms