Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bud

MagacLafdheeri

Macnaha

Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bųr¹.

Erayo la-mid ah

bud-dhig(dii.) Qof dhintay iil gelin.bud-dhigDhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.bud-dhigeQofka qofka dhintay dad ugu xiga oo buddhiggiisa leh.bud-dhigidld bud-dhig¹.budaddarAdkaynta soor lagu adkeeyo budo.budaddarSoor bislaatay budo ku adkayn.budaddaranSoor, wax la buddadaray ahaansho.budaddarnaanld budaddarnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms