Qaamuuska Asalka

boqnagoo

(-ooyay, -oysay)
Falg2

1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.