Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boonbiyeed

MagacLafdheeri

Macnaha

Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.

Erayo la-mid ah

boonNin nolol maalmeedkiisa ka soo saaro ugaarsashada.boon1. Beel ugaarsato ah. 2. Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga …boondhowFurdaaminta la furdaamiyo qof herinta ka mid ah oo dembi gal…boongeliCid herin ku darid.boongelinld boongelis.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms