Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bog

(-gag, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Caloosha meesheeda sare. 2. Baalka xaashida labadeeda dhinac midkood.

Erayo la-mid ah

bogaadU bogid; qiimayn.bogaadiU b.: cid hambalyo u jeedin.bogaadinld bogaadis.bogaadsiHambalyo.bogcad1.Dhasha fardaha iyo idaha inta aanay weli ababin. 2. Dhul y…bogdoox1. Wadiiqo toos ah oo ka leexaato waddo weyn. 2. Weeraridda …bogdoox1. Cadow iwm dhinac ka wareemid. 2. Haweeney si caadi ah u d…bogdooxidld bogdoox¹ (4).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms