Qaamuuska Asalka
bocoolagguro
(-rtay, -ratay)Falmg3
Macnaha
Si diidmo iyo jikraar leh cid ugu jawaabid.
Erayo la-mid ah
bocool1. Qolof adag oo nafley yaryar oo biyo ku nool ah galaan oo ā¦bocoolaggaleNafley yar, biyo ku nool oo bocoosha gasha.bocoolagguradMuran, akeekan. ld bocoolaggurasho.bocoolaggurashold bocoolaggurad.bocor1. Burcadka caanaha geela ka soo baxa. 2. Meesha kuusan oo cā¦bocor1.Miro aroorro leh oo sida qaraha u weyn oo la cuno. 2. B. aā¦

