Qaamuuska Asalka
birlabnimo-duleed
(jool., fiis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Astaamaha birlabeed oo uu muujiyo dhulku, kuwaas oo dhulka keenay inuu noqdo birlab weyn oo labo cirif leh; waa sayniska barashada astaamooyinkaas.