Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bilqaxan

(-xnaa, -xnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.

Erayo la-mid ah

bilqanWax la bilqay ahansho.bilqanaanld bilqanaansho.bilqanaansho/dh ld bilqanaan.bilqasabfk. Si sandulle ah, si xoog ah.bilqaxnaanld bilqaxnaansho.bilqaxnaansho/dh ld bilqaxnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms