Qaamuuska Asalka
billaawe
(-wayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
