Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bilbil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo. 2. Nin gabdhaha taataabta. 3. ld bilbilid.

Erayo la-mid ah

bilbilanWax la bilbilay ahaansho.bilbilashoù eeg bilbilo.bilbilidld bilbil¹ (3).bilbilnaanld bilbilnaansho.bilbilnaansho/dh ld bilbilnaan.bilbilo1. Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan. 2. Muu…bilbiloMeel biyo ku rusheysasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms