Qaamuuska Asalka
bilaaban
(-bmay, -bantay; -bmi)Falmg1
Macnaha
1. Wax la bilaabay noqosho. 2. Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid. ld billaaban.
Erayo la-mid ah
bila-yaroUuryaro.bilaabashold billaabasho.bilaabidld billaabid.bilaabmidld billaabmid.bilaaboBilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.bilaaleKoob yar oo sida badan dhoob ka samaysan oo lagu cabbo bunka…bilaash1. Wax aan waxtar la ahayn. 2. Wax shuruud la'aan ama lacag …bilaashxeyteQof isu muujiya inuu awood u leeyahay wax uusan karti u laha…

