Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

biifane

MagacLafdheeri

Macnaha

Digir ama badar la dubay oo biyo lagu bilbilay.

Erayo la-mid ah

biif1. Biyo yar oo lagu qooyo galley, meseggo iwm marka la tumay…biif1. Badar, digir iwm oo la tumayo ama la shiiday biyo yar ku …biif-abaarBadar biyo lagu bilbilay oo weli qallalan.biifeeWax, wax aad u cad ka dhigid; qurxin.biifidld biif¹ (3).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms