Qaamuuska Asalka
biic
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo. 2. B. ah: wax iib u yaal.
Erayo la-mid ah
biiciWax iib u raadin. ld beeci.biicinld beecin, beecis, biicis.biicis/dh ld biicin.biicmushtar; biicmushtarid.biicmushtarKa b.: qof badeeco iibinteeda ama gadiddeeda hawl ka dhigash…biicmushtariQof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ga…biicmushtaridld baayacmushtar¹ (1), baayacmushtarid, beecmushtaribiicsashold beecsad, beecsasho, beecsi, biicsad, biicsi.

