Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bidhaanso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Wax bidhaantooda eegasho.

Erayo la-mid ah

bidhaamidld bidhaan¹ (3).bidhaan1. Muqaal meel fog laga arko. 2. Tiro aad u yar oo ari ah oo…bidhaan1. Wax meel fog ka muuqasho. 2. Iftiin ama dhalaal yar meel …bidhaansashold bidhaansad, bidhaansi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms