Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bidde

(-dayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin la leeyahay, aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoon; cabiid.

Erayo la-mid ah

biddadHaweeney la leeyahay aan xor ahayn oo sidii la doono loogu s…biddannimoBidde ahaansho (qof).biddoBacaad yar ka dhasha dhul geedaha laga guray.biddoodDad la leeyahay aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqey…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms