Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bidcee

(-ceeyay, -ceysay)
Falg2

Macnaha

Qof bidci ka dhigid.

Erayo la-mid ah

bidceyso(dii.) Wax, wax bidco ah, tixgelin.bidci(dii.) Qof ku sifoobay dhaqanka bidcada.bidcinnimoBidci ahaansho.bidco(dii.) Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ah…bidcow(dii) Qof bidcinnimo ku sifoobay noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms