Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bey

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab cad oo madow yari ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da, fardaha iyo riyaha.

Erayo la-mid ah

bey'adDegaan. ld bii'ad.beycadMidab ciira boos ah oo caddaanxiggeen ah oo ay yeeshaan lo'd…beycasMidab ciira boos ah oo casaan yarku dheehanyahay oo ay yeesh…beyd1. Guri; aqal. 2. Hal sadaroo maanso ah.beydacarBey midab dacar ahku dhafanyahay.beyguduudMidab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.beymmadowMidab bey ah oo madowgu ku badan yahay. ld giirmadow.beynaadBir mindida u eg oo labada dhinac af ku leh oo buntukha afki…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms