Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

berri

MagacDhexdhexaadFal-ku-xidhka

Macnaha

1. ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa. 2. B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.

Erayo la-mid ah

berribiyoodDir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa l…berridambeMaalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota…berrinMeel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun…berritofk. ld berri² (1).berriyeed(baay.) Noolayaasha ku nool dhulka.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms