Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beled

(-ldaan, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.

Erayo la-mid ah

beledeeMeel beled ka dhigid.beledeysashold beledeysi.beledeysoQof, beled aadid si uu ugu soo nasto.belediyadDawladda hoose.beleeWax belo ku ridid.beleysanWax beloobay ahaansho.beleysnaanld beleysnaansho.beleysnaansho/dh ld beleysnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms