Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

basar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo. 2. Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3. ld basrid.

Erayo la-mid ah

basaas1. Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo a…basaas/mg1 (-say, -stay) 1. (f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan…basaasQallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha mar…basaasanWax basaasay ahaansho (timo).basaasnaanld basaasnaansho.basaasnaansho/dh ld basaasnaan.basaasnimoBasaas ahaansho.basaayToogasho meel fog ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms