Qaamuuska Asalka
barmaguur
(-ro ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(fiis.) Baro ku muujisan heerkul cabbiraha oo sugan, laguna tilmaansado astaamo walax leedahay oo la yaqaanno. Labada baro maguur ee muhiimka ah waa barta barafka (0 °C) iyo barta uumiga (100 ° C).

