Qaamuuska Asalka
barkhadee
(-deeyay, -daysay)Falg2
Macnaha
Cid barkhad siin (Eebbe).
Erayo la-mid ah
barkadhacMuruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaa…barkadhacBarkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac².barkadhicidld barkindhicid.barkadsanaansho/dh ld bardadsanaan.barkagsanaansho/dh ld bardadsanaan.barkarkareed(fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cad…barkashold barkad¹.barkhadKheyr badan oo Eebbe laga helo.

