Qaamuuska Asalka
baqooli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.
Erayo la-mid ah
baqoKa b.: baqdin awgeed meel lagu sugnaa ka tegid; wax ka cabsa…baqoolSafar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid.baqoolDuhur, socod gelid. ld boqool².baqooleSocodka duhurkii la socdo. ld baqoolid.baqoolidld baqool¹, baqoole, boqool¹, boqoole, boqoolid.baqoolinld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool

