Qaamuuska Asalka
bankarroori
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cabsi badan cid ku abuurid.
Erayo la-mid ah
bankadNooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaa…bankarroor1. B. ah: qof fulannimo dheeraad ah ku sifoobay. 2. B. ah: c…bankarroorCabsi badan dareemid.bankarroorsanWax bankarroor ku dhacay ahaansho.bankarroorsanaanld bankarroorsanaansho.bankarroorsanaansho/dh ld bankarroorsanaan.bankiMaamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaah…

