Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

banaanadi

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-iyay, -isay) 1.(f.g) Qof nafley kale legdid. Tus. “Cali baa Xasan dibir ku banaanadiyey”. 2. (f.mg) Leegleegsasho.

Erayo la-mid ah

banaadiiqld banaatiiq.banaagDabaqad; nooc; koox ka kooban dad ama waxyaabo kale oo ay wa…banaanadinld banaanadis.banaatiiqld banaadiiq.banaaxi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Lo' barwaaqo joogto ciyid. ld …banaaxiyidld banaaxi¹, banaaxin, bunaaxi¹, bunaaxin, bunaaxisbanaaxoCida ay lo'du sameyso kolkay barwaaqo joogto. ld bunaaxo, bu…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms