Qaamuuska Asalka
bambaani
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Cid si naxariis iyo xushmad leh u kaalmeyn. 2. Iska b.: cid, wax ay dhibsaneyso is ka ilaalin.
Erayo la-mid ah
bambaanoNooc hubka ka mid ah, qaabab kala duwan leh oo wax lagu qarx…bambanNooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay …bambax1. Isugu imaanshaha ay dad badan oo ujeeddo gaar ah lihi isu…bambaxFagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld…bambiiro1. Shey jilicsan, ramal ka sameysan oo midabbo iyo tooxyo ka…bambixidld bambax¹, bannaambax¹, bannaambixid.

