Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bakad

(-dyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.

Erayo la-mid ah

bakaal1. Cudur isha ku dhaca oo ay yeelato bar cad. 2. Meeraha lab…bakaar1. Godka badarka lagu kaydiyo. 2. Badar muddo god ku jirey. …bakaarowBadar, wax duug ah noqosho.bakadeNooc jaadadka cawska ka mid ah.bakayleNaasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dh…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms