Qaamuuska Asalka
baduugnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld baduugnaan.
Erayo la-mid ah
baduugAlaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.baduuganWax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.baduuganWax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².baduugidld baduugis, baduujin, baduujis, baduuqid, baduuqis.baduugmidld baduuqmid.baduugnaanld baduugnaansho, baduuqnaan, baduuqnaansho.baduuqnaansho/dh ld baduugnaan.

