Qaamuuska Asalka

badow

(badow /-wyo, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh. 2. Qof aan ilbax ahayn.