Qaamuuska Asalka
baaxadsoore
(-rayaal m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Meesha baaxadda bartankeeda ah; wax fidsan oo ballaaran wadaagihiisa; dhex; bartame.
Erayo la-mid ah
baaxaaddegnaansho/dh ld baaxaadegnaan.baaxaadegDegganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.baaxaadegDegganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².baaxaadeganWax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaa…baaxaadegidld baaxaaddegid.baaxaadegnaanld baaxaaddegnaan, baaxaaddegnaansho, baaxaadegnaansho.baaxaadegnaansho/dh ld baaxaadegnaan.baaxadBallac.

