Qaamuuska Asalka

baawee

(-weeyay, -weysay)
Falg2

War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.