Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ba'

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'.

Erayo la-mid ah

ba'an1. Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm). 2.…ba'id'idba'naan'an. ld ba'naansho.ba'naansho/dh ld ba'naan.ba'san1. Wax la bi'iyay ahaansho (arrin). 2. Ku b.: wax, wax kale …ba'sanaan'san. ld ba'sanaansho.ba'sanaansho/dh ld ba'sanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms