Qaamuuska Asalka
ba
Macnaha
(-ba) qr. 1. (nax.) Qurub lagu adkeeyo diidmada. Tus. “Waxba ma aha”. 2. (nax.)Mid kasta; wax kasta. Tus. “Nimba si ayuu u qaatay”. 3. (nax.) In badan. Tus. “Wuxuu doonaba wuu ka helayaa”. 4. Xataa. Tus. “Aniguba (ama amba) waan arkay”. 5. (nax.)Eray ulajeeddooyinka tixaha midabyo badan oo kala gaar ah u yeela: “Aniguba waa aqaan”, “Markiiba wuu tegay”, “Kaasba qaad”, “Maba dhiibayo”, “Wuxuu sugaba galabtii buuiska tegay”.
Erayo la-mid ah
ba'1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxy…ba'1. Hoog iyo dhibaato aad u weyn la kulmid. 2. Ka b.: xaalad …ba'an1. Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm). 2.…ba'id'idba'naan'an. ld ba'naansho.ba'naansho/dh ld ba'naan.ba'san1. Wax la bi'iyay ahaansho (arrin). 2. Ku b.: wax, wax kale …ba'sanaan'san. ld ba'sanaansho.

