Qaamuuska Asalka

bųr

(-rar, m.l)
MagacLafdheeri

Ul culus, toosan, madax buuran leh oo hub ahaan loo qaato; qool; garruun. ld bud¹.