Qaamuuska Asalka
aysootoonik
(-kyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Waxa lagu sharxaa milannada leh cadaadis isku mid ah. Tus. “Milan”, .01m oo sonkor ah iyo milan .01m oo gulukows ahi waa milanno cadaadis isku mid ah leh”.