Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

awr

(awr, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geela kiisa lab; rati. 2. A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.

Erayo la-mid ah

awradhayeNagaar xooluhu daaqaan oo dhirta daawada leh ka mid ah.awrdhal1. Awrka markastaba hasha qurbac ka dhalo. 2. Hal da' kasta …awrdhaw1. Rimmay gacmeeda lagu sameeyo geedaha aan labeebka ahayn s…awrdhawGeedaha aan labeebka ahayn sida timirta iwm rimay gacmeed ku…awrdhebidld awdhaw¹ (2).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms