Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aw

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nin cibaadeysta oo aan diinta Islaanka wax badan ka aqoon. 2. Awoowyaashii hore. 3. ld aawo, awo¹.

Erayo la-mid ah

aw-batiiqowCiyaar dhaqameed si gaar ah looga yaqaan degaanka Janaale.aw-daareCiyaar leh sida mingiska, rooxaan dadka ku soo degta; degaan…awaajiOgeysiinta akhbaar dad badan la ogeysiiyo.awaajiDad badan, akhbaar ogeysiin.awaal1. Saad; male. 2. awaalid.awaalidaawilid, awaal¹ (2).awaaraynawaare m.l Ciid buda ah oo cagta, dabaysha iwm. si sahlan u …awaareeWax soconaya habaas kicin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms