Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

astaamee

(-meeyay, -maysay)
Falg2

Macnaha

Wax astaan u yeelid. ld astee.

Erayo la-mid ah

astaajirAwr badan oo isku xiriirsan oo xamuul sida.astaamaynld astayn.astaamaynAstaamo lagu kala qaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi, k…astaamaysanWax astaan loo yeelay ahaansho. ld astaysan.astaamaysnaanastaysnaan, astaysnaansho.astaamaysnaansho/dh ld astaamaysnaan.astaanSummad. ld asto.astaan(nax.) Curiye muhim ah oo dhisa unugga ugu yar ee hadalka; a…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms