Qaamuuska Asalka
aslaaxid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld aslaax¹ (2).
Erayo la-mid ah
aslaax1. Beer lagu dhaqmo. 2. ld aslaaxid.aslaax/mg1 (-xay, -xday) 1. (f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero…aslaaxiNabad ka a.: heshiisiin.aslaaxsanIslaax ahaansho.aslaaxsanaanld aslaaxsanaansho.aslaaxsanaansho/dh ld aslaaxsanaan.aslan¹ fk. Erey lagu adkeeyo diidmo. Tus. “Aslanba ha iga qaadin …aslanWax la aslay ahaansho.

