Qaamuuska Asalka
aruurin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld aruuris, ururi, uruuri.
Erayo la-mid ah
aruundiGeed nagaar leh qodax, caleen yaryar iyo miro casuura ah oo ā¦aruurCaano a. ah: caano yar oo dhigaal ah oo hadba in lagu daro sā¦aruur1. Wax kala firirsan meel isugu tegid. ld urur³, uruur.aruuri1. Wax kala firirsan meel isugu geyn. 2. Ku a.: wax, wax kalā¦aruuridld ururid, uruurid.aruursan1. Wax kala firirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho. 2. Ku aā¦aruursanaanld aruursanaansho, urursanaan, urursanaansho, uruursa.aruursanaansho/dh ld aruursanaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
