Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arrad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid.

Erayo la-mid ah

arraajoAreebo; basari.arrad-tirarratirid.arrad-tirnaansho/dh ld arratirnaan.arradanWax arrad hayo ahaansho.arradbax1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arr…arradbaxDhar arradka looga baxo helid.arradbaxsanWax arradbaxay ahaansho (qof).arradbaxsanaanld arradbaxsanaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms