Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arday

(arday/ardo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof tacliin nidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kala duwan leh ku hawlan. 2. (dh.) Ilmo duqsi quraan dhigata.

Erayo la-mid ah

ardaaDuggaal kor ka furan, ood ka samaysan, aqallada hortooda lag…ardaaggal1. Marti u noqoshada reer gabar laga doonayo. 2. A. ah: nin …ardaaggalU a.: nin reer uu gabar ka doonaayo darteed marti ugu noqosh…ardaaggelidld ardaadhigid.ardaalQof aan ceebta ka xishoon.ardaalnimoArdaal ahaansho.ardayad1. Gabar tacliin nidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kala d…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms