Qaamuuska Asalka

arari

(-iyay, -iday, -isay)
Falg2

Xoolo cabbay oo la rabo in la rakaadiyo caws geyn.