Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

antaro

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xad; seere; sohdin.

Erayo la-mid ah

antaradhaaf1. Wax xadkoodi caadiga ahaa ka batay. 2. ld antaradhaafid.antaradhaafWax xadkoodi caadiga ahaa dhaafid.antaradhaafiWax xadkoodi caadiga ahaa ka badin.antaradhaafidld antaradhaaf¹ (2).antarasayt(jool.) Dhuxul-dhagaxeed adag oo madow oo dhalaala oo ah dhu…antaweeriCid si danteeda loo dhaafiyo in muddo ah warwareejin.antaweerinld antaweeris.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms