Qaamuuska Asalka
ansaxin
(qaan.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ansixin heshiis qoraal ah ama dukumenti oo la siinayo caddeyn saxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.
Erayo la-mid ah
ansaarMuslinkii hore oo reer Madiina oo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muh…ansaaraxinsaarax².ansaarixidinsaarixid.ansaarixininsaarixin.ansaleelA. ah: barax biyuhu ku badanyihiin. ld ansareer.ansaleeliCaano ansaleel ka dhigid. ld ansareeri.ansaleelinld ansareerin.ansax1. A. ah.: wax diinta ama sharciga waafaqsan. 2. ld ansixid.

