Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

anqari

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Ilmo markaa dhashay caano ama biyo siin. ld canqari.

Erayo la-mid ah

anqaasHoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isk…anqalyoNafaqada laga helo caanaha naasleyda.anqarinld anqaris, canqarin.anqarsashold canqarsasho.anqarsoIlmo markaa dhashay caano ama biyo qaadasho. ld canqarso.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms