Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

angarid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld angar¹.

Erayo la-mid ah

angar1. Qof meel cidla ah uga tegid. 2. Qof dhibaato ku dhaafid.angaranWax la angaray noqosho.angaranWax la angaray ahaansho.angarnaanld angarnaansho.angarnaansho/dh ld angarnaan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms