Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

anfac

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Waxtarka cuntadu jirka u leedahay; dheef; nafaqo. 2. Anfaco: cunto. 3. ld anficid.

Erayo la-mid ah

anfaco(2).anfariir1. Dareen kulminaya yaab weyn iyo cabsi; argaggax. 2. ld anf…anfariirYaab weyn iyo cabsi dareemid.anfariiriCid anfariir ku ridid.anfariiridld anfariir¹.anfariirsanWax anfariir hayo ahaansho. ld hanfariirsan.anfariirsanaanld anfariirsanaansho.anfariirsanaansho/dh ld anfariirsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms