Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ana


Macnaha

qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kale jirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”; “Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa².

Erayo la-mid ah

anaaMagacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani' iyo 'aa 1'.anaa² qr. ld ana.anaakiciKoox ciidan ah oo si gaar ah u tababbaran oo cadow lala daga…anaaniQof naftiisa keliya wax la raba.anaaninnimoAnaani ahaansho; nafjeclaysi. ld anaaniyad, anaaniyo.anaaniyoWax la jeclaysiga qof naftiisa keliya wax la rabo. ld anaani…anafeeCid anafo u geysasho.anafoDhibaato af iyo addin lagu geysto.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms